Somali Motivation podcast

Somali Motivation podcast

Istahil Aideed
2


Somali Motivation podcast - Waa podcast kii ugu horeeyay oo afsomali kubaxa ee la sameeyay isaga oo ka hadlaya xidhiidhka ka dhaxeeya Bahdilka, xadgudubka iyo xanuunada ku yimaada fayo-qabka maskxada iyo shaqsiyada. Waxa aasaastay soona jeedisa iskuna soo dubarida Istahil Aideed. waad mahadantahay kuna soo dhawow. Dhagaysi wacan.

https://Somalimotivationpodcast.podbean.com